WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dowladda Farmaajo oo hadda ka hadashay Xadhiga Wariye Coldoon oo Farmaajo Dartii Jeel ugu jira-Video

By A. Hindi

April 10, 2017

Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay Xadhiga Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhawaan ay Maxakamadda Hargeysa xukun laba sano ah ku riday.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirka Warfaafinta Soomalia Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ,,Yariisow,, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Dowladda Somalia ay aad uga xun tahay xadhiga wariyaha,isla markaana ay kala shaqaynayaan Hay,adaha Xaquuqul iinsaanka sidii loo sii dayn lahaa.