Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Dhacdo Murugo iyo xanuun badan oo Xalay ka dhacday Magaalada Hargeysa 4-Carruur ah oo Dhintay-Video

Dhacdo Xunuun badan ayaa xalay ka dhacday magaalada Hargeisa, Kadib markii uu Qoys ku gubtay Gurigooda, Iyadoona ay Halkaasi ku Nafwaayeen Afar Caruur ah, Sidoo kala ay Xaalad adag ku jirto Hooyadood.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Exit mobile version