Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Deegaanka Horufadhi Gudiga gacanta haya Masjidka oo gudoomay Deeq lacaga ah-Video

Deegaanka Horufadhi waxaa gaadhay deeq lacageed oo laga soo uururiyey Dad Muxsiniin ah oo ka soo jeeda degaanada Khaatumo kuwaas oo ugu tala galay lacagtan in lagaga qayb qaato dhisitaanka Masjidka Deegaanka Horufadhi ee Gobalka Cayn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Exit mobile version