Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeisa yaa maanta Weerar ku qaaday Maxkamadda Hargeisa oo ay ka socotay Maxkamadaynta Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani oo maamulka Talada haya, Mudooyinka u xidhnaa.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Xubanaha Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Waxa maanta ka dhacay Hargeisa, waxayna Shacabka ugu Baaqeen inay Iska Celiyaan Maamula Xiligan Taladda Haya.
“Shacabkoow Sidaad Nidaamkaa isaga Dul-qaadi lahaydeen, Taladeedu way idiin taalaa, Xisbi Ahaan waxaanu Halkan Ka Cadaynaynaa inaanu Marnaba aanan Luqunta laad-laadin doonin, Hadii ay Dagaal Iclaamiso Xukuumado waxaa Xisbiga Wadani Iclaamin doonaa dagaal lamid ah, oo ay Noqon doonto mid Dalka u Horseeda Musiibo iyo Arin aan laga soo Kaban.”