WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dagaal Beeleed ka socda Deegaanka Dhimasho iyo dhaawac naxdin leh oo ka dhashay-Video

By Abdi rashid

June 14, 2017

Dagaal Beeleed xoogan ayaa ilaa shalay ilaa maanta ka soconaya Deegaanka kaas oo sababay Dhimasho iyo dhaawac badan oo soo kala gaadhay Labada Beelood ee walalaha ah ee Dagaalamaya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO DAGAALKA