Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Ciidamada Soomalia oo ka Khaati ka taagan Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Soomalia-Video

Taliyaha ciidamada Maamulka Jubbaland ee Gobolka Gedo , ahna Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka ee Gobolkaasi Cabaas Ibraahin Gurey, ayaa sheegay in dhibaato badan ciidamada Itoobiya ay ku hayaan shacabka iyo ciidamada ku sugan Gobolka Gedo, gaar ahaan Degmada Baardheere.

Taliyaha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Gedo ay u gudbiyeen dhibaatada ciidamada Itoobiya ay ku hayaan Shacabka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxaa uu qiray  in ay qaatiga ka taagan yihiin Saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ka hawlgala Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Waxaa uu xusay in ciidamada Itoobiya inaysan ixtiraam siinin shacabka iyo ciidanka Degmada Baardheere, islamarkaana Saraakiisha ciidamada Itoobiya ay ku dhaqaaqaan wixii ay doonaan.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Exit mobile version