Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Ciidamada Maamulka Hargeysa oo Xabsiga dhigay Qaar kamid ah Rag maalin dhaweyd Urur Diimeed kaga dhawaaqay Hargeysa-Video

Ciidamada booliska maamulka  Somaliland ayaa xidhay saddex ka mid ah xubnaha Hargeysa kaga dhawaaqay urur Diimeedka Asaadicuuna bil xaq.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Taliyaha  ciidamada booliska Cabdilaahi Fadal Iiman oo goor dhaweyd saxaafada la hadley ayaa waxaa uu cadeeyey in hawl gal ay shalay ciidamada boolisku bilaabeen in ay ku soo qab qabteen 3 nin oo ka mid ah culimadii Hargeysa kaga dhawaaqey urur diimeedka

Taliyaha  ayaa sheegay inay ciidamada boolisku xidheen ka dib markii la ogaaday inay amniga khatar ku yihiin ururkani waxaana lagu soo qabtay saddexdaasi xubnood hawlgal ay boolisku sameeyeen oo qaatay in ka badan 8 saacadood.

Wararka Horufadhi.com

Exit mobile version