Musharaxa Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa maanta waxaa uu Hargeysa ka sameeyey arrin soo jiidatay Shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Somaliland gaar ahaana magaalada Hargeysa,Cirro ayaa tagay goobta loogu yeedho(Coll Canter ka) Waxaana uu halkaas toos uga wacay shacabka Somaliand isaga oo ka codsaday in ay Codkooda siiyaan.in kastoo cirro uu wacay kuwa tageersan iyo kuwa aan taageersaneenba.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Arrintan ayaa waxaa ay dhabar jab iyo seexan waa ku riday Muuse Biixi Cabdi oo ka aradan qaabka loo soo jiito quluubta shacabka arrintan ciro maanta Hargeysa ka sameeyey iyadoo doorashadii maamulkaas saacado kaliyu inaga xigaan ayaa Muuse Biixi dhiiga ku karin doonta.