Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Buuhoodle Deeq Raashin ah iyo Lacag ka timid Dowladda Somalia oo Gaadhay iyo Masuuliyiin ka hadlay-Video

Deeq Raashina Oo Loogu Tala Galay In Loo Qaybiyo Dadka Abaarahu Sameeyeen Oo Kunool Inta Badan Deegaanada Hoosyimadaa gobalka Cayn Ayaa  lasoogaadhsiiyey Buuhoodle.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa Lacagtii Lagu Soo Noolyay Oo Ahyad 3000$ Bixiyey Qaarkamida Culima Awdiinka Buuhoodle Oo Gacanta Kuhayey Lacag Dhan 20.000$ Oo Katimi Dawlada Fadaralka Soomaaliya Taasi oo Culimadu Gacanta Kuhaysay Mudooyinkanba.
Dr, C/shaafi Axmed Cali Oo Ah Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Africa Ee Buuhoodle Kana Mida Culimada Deegaanka Buuhoodle Ayaa Faah Faahin kabixyey Lacagtan Meesha Ay Katimi Iyo Sida Ay ukala Baxday

 

Exit mobile version