WARARKA SOOMAALI

Daawo:Beesha Warsangali oo Dagaalkii Af-urur dusha ka saartay Cabdiweli Gaas iyo maamulkiisa Puntland-Video

By Abdi rashid

June 10, 2017

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano kasoo jeeda Beesha warsangali ayaa dagaalkii weerarkii xooganaa ee lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada maamulka Puntland ee deegaanka Af-urur waxaa ay dusha ka saareen Maamulka Cabdiweli Gaas iyaga oo sheegay in aysan wax masuuliyad ah iska saarin dufaaca iyo feejignaanta Ciidankaas.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO