WARARKA SOOMAALI

Daawo:Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo lagu Karbaashay Wasiirka arrimaha Dibadda Somalia Yuusuf Garaad-Video

By A. Hindi

May 01, 2017

Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee uu Daa dihiyo wariye Cali Xarare ayaa lagu qaada dhigay Todobaadkan Siyaasada arrimaha Dibadda ee Dowladda Madaxweyne Farmaajo,Wariye Cali Xaraare ayaa meel ku xidhay Wasiirka arrimaha Dibadda Dowladda Somalia Yuusuf Garaad Cumar oo dhawaan madaxweyne Farmaajo oo u dhoofaya Dalka Turkiga ayaa wasiirka waxaa hoos maray hadalo bilaa nuxur ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO