Cabdixakiim Xaaji Maxamud Cumar{Baabul Camey} Hogaamiye ku xigeenka Maamul Beeleedka Garoowe oo dhawaan is hortaagay Diyaarado Buuhoodle iyo Degmada Taleex u waday Raashin Nafaqeysan iyo Daawo ayaa maanta ka hadlay warkas wuxuuna si cad isaga oo iska indha tiraya ku sheegay Been Abuuur.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Baabul Camey ayaa Sida ay ilo xogaagalu noo xaqiijiyeen wuxuu Diayaaradahaas ku amra in aysan ka degi karin Buuhoodle iyo Taleex oo ay yihiin Meelo Bilaa amni ah.Sidaas darteedna aysan Naftooda halis galin ilaa amar dambe.
Wararka Horufadhi.com