WARARKA SOOMAALI

Daawo:Askarigan ka tirsan Ciidanka Xooga adaa Qiiroon Doone Maanso cajiib ah iyo Dhalinyarada oo uu fariin u diray-Video

By A. Hindi

April 12, 2017

Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho Tababar loogu soo xidhay Ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Soomaaliya, Waxayna Halkaasi kusoo bandhigeen Tababarka ay Qaateen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Askarigana wuxuu kamid ahaa Ciidamada Kumaandooska Somalia ee dhawaan isna tababarka qaatay wuxuuna goobta sida idiin muuqata ka tiranayaa Maanso qiiro badan oo ukala hadlayo shacabka iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.