Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Ardeyda Boorama oo meel Cidlo ah ka helay Faysal Cali Waraabe iyo Su,aalo adag oo lagu Karbaashay-Video

Faysal cali waraabe ayaa waxaa Su’aalo kala duwan Waydiiyey Ardayda wax ka barata Jaamacadaha magaalada Boroame ee Xarunta Gobolka Awdal, waxayna Inta badan diirada ku saareen arimaha maamulka S.land oo Reer gaar ah uu Maamulo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Faysal ayaa si kulul uga Jawaabay isaguna Su’aalaha kala duwan ee La hordhigay, Wuxuuna sheegay sheegay in Beelo-beelo wax lagu Qaybsado,  SIdoo kale wuxuu ka hadlay arimo kala duwan – DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

Wararka Horufadhi.com

Exit mobile version