WARARKA SOOMAALI

Daawo Yaabka:-Soomaaliland cusub oo Dalka Dibaddiisa lagaga dhawaaqay iyo war ku saabsan-Video

By Abdi rashid

January 29, 2018

Somaliland Cusub ayaa Lagaga Dhawaaqay Dalka Debadiisa Waxaana Arintan Xajiiyey Dad kasooo Jeeda Deegaanada Maamulka Somaliland Kuwaas oo Warbaahinta la Hadlay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ma Cada Sida Arrintani u Dhacday Laakiin Kaliya Waxa La Xajiiyey Waxaa weeye inay Jirto Somaliland Cusub oo aan ahayn Mida Gudaha oo Lagu Dhawaaqay Dhismaheeda.