Hargeysa (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo Caalamka, waxana ugu waa weyn xiisad ka dhex taagan Imaaraadka iyo Dowladda Soomaaliya, Shirkadda Dp-world iyo Soomaliland.
Daawo Xogta:-Dagaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka, Soomaliland oo la safatay Imaaraadka carabta-Video
