Hargeysa (HM) ― Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan xaalada adag ee ka dhex aloosan Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Dowladda Jabuuti.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xisbiga Waddani ayaa Xukuumada Somaliland ee Hogaamiyo Muuse Biixi ku eedeyay iney dhinac ka noqotay Arrintan, oo aysan dhex ka noqon muranka ka dhex aloosan Ganacsadaha iyo Jabuuti.