Muqdisho ( Horufadhi News)- Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo kamid ah Xildhibaanada Dawladda Federaalka Soomaaliya, ee kasoo Jeeda Gobolka Sool oo Warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa si kulul uga Hadashay Xaalada magaalada Laascaanod iyo Culayska Somaliland ku hayso Bulshada deegaanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo maanta badhtamaha Laascaanood ay ka dhaceen Rabshado kuwaa oo sababay in Laba dumar ah uudhaawac soo gaadhey kadib markii ciidamada maamulka Somaliland rasaas ooda kaga qaadeen suuqa weyn ee magaalada