Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Xiisad ka taagan Deegaanka Bixin ee Gobalka Sool iyo Maamulka Puntland oo Dhul-balaadhsi wada-Video

Waxaa laga Dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan iyo Xiisad Colaadeed Bariga Gobolka Sool gaar ahaan Dooxooyinka Bixin ee Gobolka sool iyo Degmada Boocame Wadaagan.

Dooxadan Bixin Oo Mudo Hore Maamulka Puntland Isku Dayay Inuu Dhul Balaadhsi ku sameeyo islamarkaana Ku sameeyan Deegaamaysi ayaa xiisad ka dhalatay kadib waxaa lagu Guulastay in Laga Burbursho guryo ay ka dhiseen Halkaasi mamaulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudo Dheer kadib Waxaa Maamulka Puntland Soo Cusboonaysiiyay Xiisadii Bixin.waxaana haatan Maamulkaasi soo Dhoobay maleeshiyaad Dhul Balaadhsi ah.

Qaar Kamid ah shacabak Boocame Oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku baaqay in La iska Caliyo maamulkaasi iyo Dhul Balaadhsiga Bixin uu Kawado Taaso uu Hormuud u yahay Ina faraweyne Gudoomiyaha garoowe Ee maamulka Puntland,

Exit mobile version