WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xiisad culus oo ka dhextaagan Ganacsatada Hargeysa iyo Dowladda Hoose ee Somaliland-Video

By Abdi rashid

January 29, 2018

Masuuliyiinta Shirkada Ganacsiga ee loo Soo Gaabiyo (B&H) ayaa Cabasho Balaadhan ka Muujiyey Dawlada Hoose ee Magaalada Hargaysa kadib Markii ay Burburisay Boodhadh ay leeyihiin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiintan ayaa Sheegay in Xataa Qaar iyaga ka mid ah La Xidhay Waxaana Warbaahinta ay u Sheegeen in Dhibaato Loo Gaystay.