Masuuliyiinta Shirkada Ganacsiga ee loo Soo Gaabiyo (B&H) ayaa Cabasho Balaadhan ka Muujiyey Dawlada Hoose ee Magaalada Hargaysa kadib Markii ay Burburisay Boodhadh ay leeyihiin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Masuuliyiintan ayaa Sheegay in Xataa Qaar iyaga ka mid ah La Xidhay Waxaana Warbaahinta ay u Sheegeen in Dhibaato Loo Gaystay.