WARARKA SOOMAALI

Daawo- Wariye Su’aalo Afxumo ah weydiiyey Xaglatoosiye iyo Gacan ka hadal ka dhacay goobtii-VIDIEO.

By Top News

May 24, 2017

Wariye ka tirsan warbaahinta Hargaysa aya Su aalo aflagaado ah ku faraway Xaglatoosiye, asagoo ku tilmaamay inuu curyaamiyey wasaaradooda iyo inuu asagoo Dhacdhacaya yimado .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa goobtii ka dhashay buuq iyo gacan ka hadal baahsan.

Horufadhi.com@gmail.com