HORUFADHI MEDIA |

Daawo Wareysi:Xaaladda Buuhoodle,Bukaanada Cusbitaalka Daryeel oo Quudin loo sameeyay iyo Wararkii ugu danbeeyay Saaka-Video

Wararkii ugu danbeeyay ee maagaalada Buuhoodle ka imaanaya ayaa usoo waramaya in xaaladu tahay mid kasoo raynaysa isla markaana aad usoo wanaagsanaana yaan xaalada Bukaanada uu soo ritay xanuunka Shuban Biyoodka ee ku jira Cusbitaalka Daryeel.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Cabdiraxiim Rabiish oo kamid ah Dhalinyarada sida wayn iskugu xilqaamay isla markaana dhexda u xirtay bad baadinta iyo quudinta dadka dhibaataysan ee ku jira Cusbitaalka Daryeek ayaa noo sheegay saaka in xaaladu ay tahay mid degan walow buu yidhi ay jiraan dad hor leh oo saaka soo galaya Cusbitaalka kuwaas oo uu soo ridanayo xanuunka shuban Biyoodku.

Jaaliyada Beesha Caalamka iyo Qurba joogta waxaa loogu baqayaa in ay gurmadka wadaan isla markaana waliba sidoo kale ay hubiyaan gacmaha ay ku dhacayso deeqaha lacageed ee ay soo dirayaan.

 

 

Exit mobile version