Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya,muxuu ka yidhi qaybsiga Kheyraadka Dalka-Video

C.raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii ay gaadheen Madaxda Qaranka Soomaaliya iyo Maamulada dalka, Kaasi oo ku saabsan Awoodqaybsiga dalka, gaar ahaan Khayraadka Badda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan Ummada Soomaaliyeed u sheegayaa in Wasaaradu ay diyaar u tahay in Ummada looga Faa’iideeyo Khayraadka Badda, Gaar ahaan Kalluumaysiga” Ayuu yidhi Wasiirka.

Exit mobile version