Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC oo Maanta Ka Hadlayey Munaasibad ka Dhacday Magaalada Hargaysa ayaa Fariin adag u Diray Maamulka Puntland isaga Dhanka kale ka Hadlay Xaalada Colaadeed ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Somaliland Waxaa uu Sheegay inuu Dhowaan Booqday Ciidanka Somaliland ee ku Sugan aaga Dagaalka Waxaana uu Sheegayey inay Diyaar ahaayeen Sida uu Hadalka u Dhigay.