Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad Ayaa waraysi Uu Siiyey Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA waxa Uu kaga Hadlay dacwadii Ay ka Gudbiyeen Imaraadka Iyo Shirkada DP World Iyo Qaabka Looga Aqblay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxa Uu sheegay Inay Dowlada Soomaaliya Diyaar u tahay Inay Soomaliland Toos Ugala Hadasho Arintani Cusub ee Muranka Heshiiska Dekada Berbera.