Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Wasiir Soomaliland ah oo ka xanaaqay Su,aal ku saabsan Heshiiskii Khaatumo ee Cali Khaliif waday iyo waxa dhacay-Video

Laascaanood (HM ) Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, Maxamed X. Aadan Cilmi ayaa ka Xanaaqay Waraysi uu bixinayey Kadib markii wax laga waydiiyey Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa siwayn uga Cadhooday Markii dhowr mar lagu soo celiyey, Qorshaha Somaliland ee ku aadan Codsigii Dr. Cali Khaliif ee ku aadanaa in la Furo-Dastuurka Somaliland.

Ilo-Xog ogaal ah ayaa Xaqiijinaya inaan Somaliland Diyaar u ahayn Dhaqan Gelinta Heshiiskii Khaatumo, Kaasi oo hada u muuqda inuu yahay mid kusoo Aruuray Casuumad loo sameeyo Masuuliyiinta Khaatumo ee Hargeisa Booqda.

Waraysiga waxaa la yeeshay Wariye Khaalid Foodhaadhi oo kamid Saxafiyiinta ka Howl-gala magaalada Hargeisa.

 

Exit mobile version