WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:Micheal Keating oo Somalinad ku Qanciyey in ay Tahay Maamul Kamid ah Somalia ugana digay in ay Ku xad Gudubto-Video

By A. Hindi

April 05, 2017

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabil Soomalia M.KEATING oo maalmahan Booqasho ku joogay deegaanada maamuka Somaliland ee Waqoyiga Dalka Somalia ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey mid kamid ah warbaahinta Hargeysa waxaa uu kaga warmay arrimo dhowr ah.

HALKAN RIIX DAAWI VIDEO

M.KEATING ayaa mar wax laga waydiiyey arrimaha Aqoonsiga maamulka Somaliland iyo Caalamka wuxuu ku qanciyey in ay tahay Maamul Gobaleed adduunka iyo qaramada midoobayna ay u aqoonsan tahay qayb kamid ah Somalia.

Sidoo Kale Micheal waxaa uu maamulka Somaliland uga digay in aysan qaadin talooboyin dhaawacaya Sharciyada Caalamiga ah iyo hananka Gobalka.

Wararka Horufadhi.com