Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Waraysi dhamaystiran oo Telefishinka Horn Cable uu la yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waraysiga ayaa wuxuu kaga hadlay Heshiiskii Shirkadda Dp World ee magaalada Berbera, WadahadalkiI DF Somalia iyo Somaliland, iyo Sidoo kale Go’aankii Dawladda Soomaaliya ay ka qaadatay Heshiiskii Berbera.