Waraysiga oo Horncable TV la yeelatay Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa dhinacyo badan taabanaya, wuxuuna fekerkiisa iyo siyaasadiisu rabitaaneed ku soo bandhigay Hargaysa asagoo ku sugan , wuxuuna cadeeyey waxa uu rabo inay tahay nabad, nolol iyo deresnimo balse aysan jiri doonin isku milan KhS iyo SL ah.
HALKAN KA DAAWO….
Wuxuu sheegay inuusan dadkiisa iibin doonin, isla markaana uusan kuraas iyo mansab midna dhaafsan doonin.
Horufadhi.com@gmail.com