Waxaa magaalada Laascaanood ka baxay Wafdi uu Qayb ka yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Waxgarad kale, kuwaasi oo gaadhay deegaanada Colaadu ka taagan tahay ee dagaalku ku dhexmaray Beelaha Koonfurta Sool iyo Waqooyiga Mudug.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxgaradka ayaa sheegay inay Booqan doonaan deegaanada Qoriley iyo Magacley, Waxayna sheegeen in loo baahan yahay in laga Wada qayb qaato Daminta Colaadaasi.
Maamulada Puntland, Somaliland iyo Kililka Shanaad ee Itoobiya ayaa loogu Baaqay inay door muuqda ka qaataan Nabadaasi.