WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wadahadalkii Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo dib u furmi doona-Video

By Abdi rashid

February 09, 2018

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabanayaan dib usoo celinta wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ay muhiim tahay in Maamulka Somaliland wada hadal lala galo oo laga qanciyo waxyaabaha ay tabanayaan.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladdiisa ay ahmiyad siineyso dib u heshiisiinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO