WARARKA SOOMAALI

Daawo Video Urur Soomaliyeed Oo Agab Kala Duwan Soogaadhsiiyey Widhwidh Cabdi Cali Jidaal Oo Hormuud Ka Ahaa Tolow Waamaxay?

By Zakariye Ciise

May 12, 2015

Iyadoo mudaadii udanbeysayba warbaahinta si toosa lagala hadlayey qurbajooga u dhalatay magaalada widhwidh ayaa cabdi dheere cali jiidaal uu soo gaadhsiiyey sportska magaalada widhwidh agab kaasi oo ay kaga qayb gali

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

doonaan tartanka sanadlaha ah ee loo qabto dhalin yarada sanadkasta xili fasaxeedka qalbkan uu keenay cabdi cali jiidaal ayaa ahaa mid ay uga mahadnaqeen kooxi nasiibka u helay ayagoona baaq fariineed u diray qurba jooga kale oo ay sheegeen in ay sidaa cabdi cali jiidaal ay degaagaanka wax u sootaraan mana ah markii u horeeysay ee cabdi cali jidaal iyo ugurka uu wakiilka ugayahay deegaankan ay agabkeenaan kaladuwan dhalinyarada ayaa waxay in ta badan ka qayb qaataan arimaha falka burbur dowladeedka oo ay u horeeyaan budhcada tahriibka argagaxisinimada iyo weliba isticmaalka maan dooriyaha waana muhiim in dhalin yarada lagu mashquuliyo waxyaabaha sababaya in ay ka badbaadaan aafooyinkan dhalintan oo ka codsaday maamulada iyo qorba jooga khaatumo in laga soo caawiyo sidii garoonka loogu dhisi lahaa oo xili roobaadka biyaha raxmaadka eebe ay biraha karidaan iyagoona xiligaas uu garoonku noqdo mid biyuho kadhigaan gacan biyood dhulkuna qodmo sida waro biyoodka oo kale Fadlan ka qayb qaado dhismaha garoonka kubada widhwidh