HORUFADHI MEDIA |

Daawo Video Urur Soomaliyeed Oo Agab Kala Duwan Soogaadhsiiyey Widhwidh Cabdi Cali Jidaal Oo Hormuud Ka Ahaa Tolow Waamaxay?

Iyadoo mudaadii udanbeysayba warbaahinta si toosa lagala hadlayey qurbajooga u dhalatay magaalada widhwidh ayaa cabdi dheere cali jiidaal uu soo gaadhsiiyey sportska magaalada widhwidh agab kaasi oo ay kaga qayb gali

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

doonaan tartanka sanadlaha ah ee loo qabto dhalin yarada sanadkasta xili fasaxeedka
qalbkan uu keenay cabdi cali jiidaal ayaa ahaa mid ay uga mahadnaqeen kooxi nasiibka u helay ayagoona baaq fariineed u diray qurba jooga kale oo ay sheegeen in ay sidaa cabdi cali jiidaal ay degaagaanka wax u sootaraan
mana ah markii u horeeysay ee cabdi cali jidaal iyo ugurka uu wakiilka ugayahay deegaankan ay agabkeenaan kaladuwan
dhalinyarada ayaa waxay in ta badan ka qayb qaataan arimaha falka burbur dowladeedka oo ay u horeeyaan budhcada tahriibka argagaxisinimada iyo weliba isticmaalka maan dooriyaha
waana muhiim in dhalin yarada lagu mashquuliyo waxyaabaha sababaya in ay ka badbaadaan aafooyinkan
dhalintan oo ka codsaday maamulada iyo qorba jooga khaatumo in laga soo caawiyo sidii garoonka loogu dhisi lahaa oo xili roobaadka biyaha raxmaadka eebe ay biraha karidaan iyagoona xiligaas uu garoonku noqdo mid biyuho kadhigaan gacan biyood dhulkuna qodmo sida waro biyoodka oo kale
Fadlan ka qayb qaado dhismaha garoonka kubada widhwidhDSC02249

Exit mobile version