Isla markaa siweyn Ayaa Loogu Duceeyay Ururkaasi Iyo Maxamed Oo Wakiil Ka Ahaa Waxaana Arin Tani Ay Ahayd Mid Farxad Kudhamaatay
Maxamed Wuxuu sheegay in deeqdan maalmaha soo socda laga sii wadi doono deegamada hoos yimaada degmada Widhwidh ee ay ka mid yihiin Geed-dheer, Banyaal iyo Balliharac.
Odayaasha Ayaa Ururkan Ka codsaday In Ay Sii wadaan Howshan Iyo Gar-Gaarka Umadan Tabaalaysan
Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Ay Ka qayb Qaataan Horumarka Deegaanka iyagoo Kucaan Baxay Dhisida Goobaha Waxbarashada Dayactirka Masaajida Iyo Socodsiinta Goobaha Waxbarashada ee deegaamada Widhwidh