WARARKA SOOMAALI

Daawo Ururka ANFAC Oo Deeq Gaadhsiiyey Agonta Degmada Banyaal Ee G-Cayn {Video}

By Zakariye Ciise

May 30, 2017

Widhwidh Ururka Samafalka ANFAC Ayaa Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Aagoonta Danyarta Ah Qoysaska Masakiinta Ah Ee Kunool Degmada Banyaal Ee Gobolka Cayan Waxaana Deqdaasi Gaadh Siiyey Maxamed Cabdilaahi Maxamed Oo Wakiil Uga Ah Ururkaasi Wadanka Soomaliya

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Ugudanbayn Culimad Banyaal Odayaasha Iyo Agoontii Ayaa Si Mug Iyo Miisaaman Ugumahad Celiyeen Ururka ANFAC Oo Ay Sheegeen In Uu Meel Ugayaalo Maadaama Uu Kaqayb Qaato Horumarka Degamadaasi Banyaal Ee G-Cayn