Hargeysa (HM)-Suldaan Maxamed Guuleed oo kamid ah salaadiinta dhaqanka Soomaliland ayaa si weyn uga horyimid in loo istaago Heesta Calanka aan la aqoonsaneen ee Maamulka Soomaliland.