Hargeysa (HM)-Suldaan Maxamed Guuleed oo kamid ah salaadiinta dhaqanka Soomaliland ayaa si weyn uga horyimid in loo istaago Heesta Calanka aan la aqoonsaneen ee Maamulka Soomaliland.
Daawo:-Suldaan dambi weyn ku tilmaamay in loo kaco Heesta Calanka Maamulka Soomaliland.
