Laascaanood (HM)-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay dagaalka ka soconaya Gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanka Fadhi-gaab halkaasoo ay ku dagaalameen Beelo wada dega halkaa.
Soomaliland Muuse Biixi oo ka hadlay dagaalka gobolka Sanaag.
