WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Diyaarado Dagaal oo duqeeyay duleedka Magaalada Hargeysa iyo Dadka deegaanka oo ka hadlay-Video

By Abdi rashid

April 14, 2019

Muqdisho (HM)-Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland.

Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Yuusuf Xuseen.

Duqeynta ayaa dhacday gelinkii dambe ee jimcaha

HALKAN KA DAAWO VIDEO