WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaaliya oo doonaysa in Lacagta deynta ah laga Cafiyo iyo Warbixin ku saabsan-Video

By Abdi rashid

April 13, 2019

Muqdisho (HM)-Xarunta Peace Institute ee Mareykan-ka waxaa galinkii dambee shaley lagu qabtey shir looga hadley sidii Somalia looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay ee gaarayo 5 Billion.

Waxaa kulankaasi kasoo qeybgaley saraakiil ka socdey, Hayada Lacagta Aduunka, Bangigga Horumarinta Afrika, Wasaaradda Arimaha dibadda ee Mareyknaka, bangigga Aduunka iyo deeq bixiyaasha caalam-ka.

Shirkaasi waxaa looga dhagaystey warbixin ku saabsan xaalka Somalia iyo waxey u rabto dowlada Somalia in deenta laga cafiyo wasiirka Maaliyad Somalia, Cabdiraxmaan Beileh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO