Muqdisho (HM)-Xarunta Peace Institute ee Mareykan-ka waxaa galinkii dambee shaley lagu qabtey shir looga hadley sidii Somalia looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay ee gaarayo 5 Billion.
Waxaa kulankaasi kasoo qeybgaley saraakiil ka socdey, Hayada Lacagta Aduunka, Bangigga Horumarinta Afrika, Wasaaradda Arimaha dibadda ee Mareyknaka, bangigga Aduunka iyo deeq bixiyaasha caalam-ka.
Shirkaasi waxaa looga dhagaystey warbixin ku saabsan xaalka Somalia iyo waxey u rabto dowlada Somalia in deenta laga cafiyo wasiirka Maaliyad Somalia, Cabdiraxmaan Beileh.