WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaalida ku dhaqan Gobalka Minnesota oo Xanuunka AIDS-ku kusoo badanayo-Video

By Abdi rashid

February 17, 2019

Muqdisho (HM)-Waaxada Caafimaadka ee Gobalka Minnesota oo ah Gobalada Mareykanka gaar ahaan kuwa ay aadka Soomaalidu ugu badan tahay ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Soomaalida halkaas degan uu aad ugu soo badanayo Xanuunka HIV ga loo yaqaan waxaana ay sheegeen in ay ku jiraan kaalinta 4 aad Dalalka Qaxoontiga ah ee ku dhaqan Gobalkaas.

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA HORUFADHI