Xarunta Xalane ee muqdisho Ayaa Noqotay Xarun Ah Dowlad Dowlad ku Dhex Dhisan Ilaa Hada Cid Og ma Jirto Ha’yadaha Jooga xalane Iyo waliba Waxa ka Socda.
xataa Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Raysal wasaaraha Soomaaliya Balan Ayey Ku tagaan Xarunta Xalane wasiirada Iyo Cida Kalana Looma Ogola.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Warbixin Laga Diyaariyey Ayaa Muujinaysa In Caruurta xataa Lagu gato Xarunta Xalane taasi oo soo Shaac baxday markii Gabadh Ilmo lagu qabtay Sheegtay In looga Soo diray Xalane.