WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shirkadda DP World ee Imaaraadka oo Deked cusub ka dhisaysa Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Madaxa ugu sareeya Shirkadda oo gaadhay-Video

By Abdi rashid

March 29, 2018

madaxa Shirkada DP World Ayaa Booqday Dekado ku yaala wajaale Iyagoona Sheegay inay halkaasi maal galin ku samayn Doonaan.

waxay Booqdeen Dekada Qalalan Ee Wajaale waxana Wehelinayey Madaxa Dekadaha Maamulka Soomaliland  oo safarklani kula Jirey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO