WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Shirkadaha Korontada ee Gurmad & LESCO oo is rasaaseeyey & Go’aamo SL ka qaadatay-VIDEO.

By News Hour

April 26, 2017

Magaalada Laascaanood oo horey shacabkeedu uga cabanyeen qiimaha korontada ayaa hada waxa ku soo biirtay shirkad cusub oo lagu magacaabo GURMAD , horeyna waxa u joogtay LESCO, Waxaase durbaba soo baxaya sida aan loogu beslaan tartanka ganacsiga ayagoo xabad iska dhergiyey, tartankoodana waxa hadheeyey caadifad baahsan.

HALKAN KA DAAWO…

Xubnaha maamulka Somaliland ee Laascaanood jooga ayaa ka hadlay arintan waxayna shegeen in qoyskasta xaq u lee yahay inuu iska jaro korontada ta uu råbana soo deysan karaayo.

horufadhi.com@gmail.com