Muqdisho (HM)-Safaaradda Hindia ee dalka Kenya ayaa Dowladda Soomaaliya ka codsatay in lasoo badbaadiyo ugu yaraan 30 shaqaale ah oo la sheegay in ay Afduub ahaan u haysato Shirkad ay u shaqaynayeen.
Video:-Shirkad Muqdisho Afduub ugu haysata Shaqaale u dhashay Hindia.
