WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shirka Beesha Bahararsame oo ka furmay Xidhxidh,Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac oo iskugu tagay madasha-Video+Warbixin

By Abdi rashid

March 04, 2018

Magaalada xidhxidh ee oo ka tirsan Gobalka Sool waxaa ka soconaya Shirweynaha Beesha Maxamed Garaad Bahararsame,shirka oo ay beel weynta Bahararsame sheegtay in ay  aayaheedda kaga tashanayso,waxaa ka qayb galaya boqolaal madax dhaqameed ah iyo Siyaasiyiin ku abtirsada Beeshaas

Cali Khaliif Galaydh ayaa kamid ah Siyaasiyinta fadhiya madasha,iyo waliba Garaad Jaamac Garaad Cali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO