Laascaanood (HM)-Qaar kamid ah shacabka Magaalada Laascaanod iyo Madax dhaqameedka magaalada oo warbaahinta la hadlaya ayaa waxaa ay si kulul uga jawaabeen Hadalkii dhawaan kasoo yeedhay Taliyaha Ciidamada maamulka Hargeysa Nuux Taani.