Shacabka ku dhaqan magaaladda Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay waxaa ay ka hadleen wadahadalada u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo la sheegay in dhawaan dib loo furi doono isla markaana lagu qaban doono Dalka dibadiisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shacabka ku dhaqan Hargeysa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay wadadaladda labada dhinac,dadka qaar ayaa sheegaya in ay muhiim tahay in la wada hadlo maadaama uu citiraafka ay Somaliland mudada badan raadinaysay uu ku jiro gacmaha Dowladda Soomaaliya,Halka qaarna ay leeyihiin Somaaliya way na xumaysay oo wax wada hadal ah nagama dhaxayn karo.